Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay Galmudug (Sawirro)

Maxadaxwaynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan guud laqaatay xildhibaanada cusub ee labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawwaan lagu doortay Galmudug. Kulankan, ayaa daba socday kulamo dhowr ah oo maalmihii u danbeeyay madaxweynuhu la yeeshay xildhibaanada, waxaana kulanka diiradda lagu saaray xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Madaxweynaha Galmudug Qoor … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay Galmudug (Sawirro)